π¦Sida loo sameysto Exchange
Waxaa ubaahantahay marka hore inaa ogaato Exchange aad ubaahantahay ama halka aad joogto laga ogalyahay ama laga isticmaalo sababtoo ah waxaa jiro Exchanges laga isticmaalin wadamada qaar.
Laba kamid ah Exchanges ka ugu caansan ee Cryptocurrency:
Binance:
Waa mid si weyn loogu tixgaliyo inuu kamid Exchange-yada ugu weyn uguna caansan caalamka.
Lagana heli karo inta badan wadamada aduunka.
Coinbase:
Waa Exchange inta badan laga isticmaalo USA iyo wadamada yurub.
Waa mid lagu yaqaan interface-ka-saaxiibtinimo ee adeegsadaha iyo u hoggaansanaanta sharciga.
Exchanges-yadan waxaa si wanaagsan loogu tixgaliyaa isku halayntooda, tallaabooyinka amniga, noocyada kala duwan ee lacagaha la taageero, iyo is-dhexgalka isticmaalaha.
Markaad dooranayso Exchange, tixgeli arrimo ay ka mid yihiin waddamada laga helaayo, lacagaha laga heli karo ee cryptocurrencies, khidmadaha(fees) iyo sifooyinka amniga.
Sida loo sameysto Binance
Hadii aadan wali sifiican ufahamin muqalkan hoose daawo:
Sida Binance loo sameysto (iPhone)
Sida loo sameysto Coinbase:
Last updated
Was this helpful?