πŸ‡ΈπŸ‡΄
Somali Finance Club
  • Overview
    • πŸ‘‹Welcome
    • πŸ‘¨β€πŸ«Hagaha bilawga cryptocurrency
    • πŸ’°Taariikhda Lacagta
    • 🌎Waa maxay Web3?
    • Tiknoolojiyadda Blockchain
    • πŸͺ™Aasaaska Cryptocurrency
    • πŸ“™Cryptocurrency terminologies
    • 🟠Waa maxay DEX iyo CEX?
    • 🟣Waa maxay Wallet iyo Exhange?
    • πŸ”·Waa maxay farqiga udhaxeeyo Coin iyo Token?
    • 🟑Waa maxay farqiga u dhexeeya Layer 0, Layer 1, iyo Layer 2
    • πŸ”ΆWaa maxay Smart contracts iyo DApps?
    • πŸ“ˆWaa maxay Investment and Trading
    • πŸ“šBooks Afsomali
    • πŸ’‘Tools-ka iyo Apps-ka ee Cryptocurrency-ga oo ku anfacayo
  • Centralized (CEX)
    • 🟦Sida loo sameysto Exchange
    • πŸ”Sida loo radiyo coin fiican
    • β˜ͺ️Sida loo baaro Coin-ka Xalaasha ama Xaranta ah
    • πŸ“ΆBasic Tecnical Analysis
    • πŸ“ŠTechnical Analysis
    • πŸ“‰Sida loo isticmaalo DCA
    • 🟠Sida loo dalbado iyo sida loo isticmalo Cold Wallet Ledger Nano X
  • Decentralized (DEX)
    • πŸ‘»Sida loo sameysto Phantom wallet
    • 🦊Sida loo sameysto Metamask Wallet
    • πŸ’»Sida loo trade-gareeyo Memcoins
    • πŸ”ΆSida loo isticmaalo Phaton Bot
Powered by GitBook
On this page

Was this helpful?

  1. Overview

Tools-ka iyo Apps-ka ee Cryptocurrency-ga oo ku anfacayo

Waa kuwan qaar ka mid ah apps iyo tools muhiimka ah ee cryptocurrency, oo la mid ah wallets, exchanges, trading tools, coin search tools, iyo tools kale:

PreviousBooks AfsomaliNextSida loo sameysto Exchange

Last updated 11 months ago

Was this helpful?

Wallets (Jeebabka Dijitaalka ah)

  1. MetaMask: Waa wallet oo kuu ogolaanaya inaad ku kaydiso Ethereum iyo token-yada ERC-20. Waxaad ku isticmaali kartaa Brawser-ka qaab Extensiton ah adigoo isticmalaya Cumputer-kaga iyo qaab Application ah adigoo isticmalaya mobile-kaga

  2. Trust Wallet: Waa wallet oo kaa caawinaya inaad kaydiso cryptocurrencies kala duwan. Waxaa taageera Binance, sidoo kale waxaa ku isticmali kartaa Brawser-ka qaab Extensiton ah adigoo isticmalaya Cumputer-kaga iyo qaab Application ah adigoo isticmalaya mobile-kaga.

  3. Ledger Nano X: Waa hardware wallet oo lagu kaydin karo cryptocurrencies kala duwan. Waxay bixisaa ammaan sare.

    • Ledger Nano X

  4. Trezor: Waa hardware wallet kale oo caan ah oo ammaan sare leh.

  5. Phantom Wallet: Waa wallet loogu talagalay Solana, oo kuu ogolaanaya inaad kaydiso oo aad maareyso Solana iyo token-yada ku saleysan Solana.

Exchanges

  1. Binance: Waa mid ka mid ah Exchange-ga ugu weyn ee cryptocurrencies. Waxay bixisaa adeegyo kala duwan.

  2. Coinbase: Waa Exchange fudud oo la isticmaali karo, gaar ahaan bilowga. Waxay bixisaa wallet sidoo kale.

  3. Kraken: Waa Exchange caan ah oo bixiya ganacsi xirfad leh iyo adeegyo badan oo kala duwan.

  4. Uniswap: Waa decentralized exchange (DEX) oo loo isticmaalo isweydaarsiga token-yada Ethereum.

  5. Jupiter Exchange: Waa decentralized exchange loogu talagalay Solana, oo fududeynaya isweydaarsiga token-yada ku saleysan Solana.

Trading Tools

  1. TradingView: Waa tool falanqeynta iyo farsamo oo heer sare ah oo lagu falanqeeyo qiimaha lacagaha, saamiyada, iyo waxyaabo kale oo badan.

Coin Search Tools

  1. CoinMarketCap: Waa website-ka ugu caansan ee lagu heli karo macluumaadka qiimaha iyo xog kale oo ku saabsan cryptocurrencies.

  2. CoinGecko: Waa website kale oo caan ah oo lagu raadiyo macluumaadka ku saabsan cryptocurrencies, qiimaha iyo waxyaabo kale oo badan.

Additional Tools (Tools Dheeraad ah)

  1. Crypto Bubbles: Waa tool kuu sahlaya inaad si muuqaal ah u aragto isbeddellada suuqa crypto iyo qiimaha lacagaha kala duwan.

  2. BubbleMaps: Waa tool lagu falanqeeyo lana socdo dhaqdhaqaaqa lacagaha iyo isdhexgalka u dhexeeya wallets-ka kala duwan ee blockchain-ka.

  3. DEXTools: Waa tool loo isticmaalo falanqaynta iyo raadinta lacagaha la isweydaarsado ee DEX-yada kala duwan sida Uniswap iyo SushiSwap.

  4. DEXscreener: Waa tool kuu ogolaanaya inaad raadiso oo aad la socoto isbeddellada iyo falanqaynta lacagaha kala duwan ee DEX-yada.

Tools for Checking Memecoins

  1. RugCheck: Waa website kuu ogolaanaya inaad hubiso oo aad qiimeyso amniga iyo kalsoonida memecoins kala duwan.

Tools-ka iyo apps-kan waxay kaa caawinayaan inaad si ammaan ah ugu shaqeyso cryptocurrency, la socoto qiimaha iyo marketcap-ka oo aad sameyso falanqeyn wanaagsan, sifiican u fahanto cryptocurrency.

πŸ’‘
MetaMask
Trust Wallet
Trezor
Phantom Wallet
Binance
Coinbase
Kraken
Uniswap
Jupiter Exchange
TradingView
CoinMarketCap
CoinGecko
Crypto Bubbles
BubbleMaps
DEXTools
DEXscreener
RugCheck