π¨βπ«Hagaha bilawga cryptocurrency
Last updated
Last updated
Maku cusub tahay , suuqan cryptocurrency ? marabtaa inaad bilawdid suuqan ? jawabtadu haday haa tahay ,waxaad u bahan tahay, inaad raacdo talaabooyinkan , si aad unoqoto qof aqoon iyo cilmi u leh suqaan .
waa inaad naftada heshaa. (frist find your self )
Naftada oo ogaadid, waxay ka cawinaysaa ama ay kaa saacidaysaa , inaad utafa xadatid, waxaad rabto inaad bilaw did.a
Suaalahan ayaad iswadinaysaa oo ah, sideen u helaa naftayda .
Si aad u ogaadid waa inaad isticmashaa su-aalahan.
1 sabab maxaan urabaa inaan bilaabo suuqan? 2 sideen baan ubilaaba suuqan?
3 goorma ayaan rabaa inaad bilaabo? 4 meeshen kabilaaba?
Sualaha kale adiga ayaan kuu dayey, wax rabaa inaan kaga jawaabo suaasha labaad.
Suuqan siaad ubilawdid waa waxaad ubahan tahay.sedexdan
1 youtube 2 chatgpt 3 somali finance club
Go,aan qadasho ( take decition)
Maxaad uga baahan tahay inaad go,aan qadid .
Go,aanku waa waxa kaliya ,ee kuu suura galinaaya, inaad hadafkga ka midho dhaliso ama aad gaadho.
Go,aan kaagu waxa uu qabaynaaya noloshada, waxa uu na ka dhigayaa mid waanagsan oo horow socod leh.
Wxaa jirta odhaah turkiya oo leh β go,aanku waa noloshada.β Nolosha waxaad hogaamiya ama gaadh wadeen ka ah, waa go,aanka aad nolosha ka qaadatid. Mid ogsoonaw ugu danbaynta waxaad noqonaysaa go,aankugu sida uu Yahay .
Dadka nolosha guulaha lataaban Karo Ka xaqiijyey waa dad, go,aankii ay qaateen Ka midha dhalay ama Ka guulgaadhay , adiguna dadkaas waad kamid noqon kartaa,waa hadii uu go,aankaagu kaa dhab yahay .
Time + focus = productivity
Wakhti lagu daray diiraad, waxa uu kadhigayaa qof wax soo Saar leh, oo uu waxa nolosha ka damacsan yahay ka midha dhaliya ama gaadha . Hadii aad rabtid, waxa tayaleh waxaad u bahan tahay wakhti Tayo leh.
Shacirkii carbeed waa kii lahaa βqofkii nolosha meel saro inuu gaadho rabo waa inuu habeenkii soo jeedaa , halka ay dadku Kale hurdaan.β
Si aad suuqan ugu warkeen tiid, waxad u bahan tahay inaad wakhti siisid , midna ogsoonaw marwali oo aqoonta aad suuqan uleedahay ay sarayso, waa marwali oo khatarta suuqan kaga imanaysa ay yaraanayso .
Imamu shafici waxa uu yidhi βqofka rabo inuu dhayman helo waa inuu bada quusa si uu uhelo dhaymankaas.β
Naf seetayn ama maamulid ( self discipline)
Talabadan waa talaabada ugu muhiimsan iyada la,aan teed waxba kuma suura galayaan. Laakin hadii aad Ku guulaysatid, inaa naftada Ka adkaato ama aad seetayso, nolosha wax walba oo aad Ka damacsan tahay waad gaadhi waanad Ku guulaysani.
Alle subxanahu watacala waxa uu yidhi:
(Ee waxaa liibaanay Ruxii Naftiisa Daarhiriya.)
(Waxaana khasaaray Ruuxii Naftiisa xumaan dhex galiya.)
Markaas hadii aan muslimiin nahay, ariikan naf maamulidu door wayn Ayuu Ku leeyahay nolosheena.
Ku daadaal sidii aad naftada ugu adkaan lahayd .
Hadii aan ka hadlo dhinaca suuqan cryptocurrency caqabto uu leeyay sidoo kalena faiidooyina uu leeyahay . Si aad u la Jaan qaado waa inaad Ku dadashdaa arinka aan kor Ku soo xusay.
Good expectation ( filasho wanagsan)
Filashada wanagsanin, waxay kuu horseedaysaa,inuu safarka iyo hayaanka aad Ku jirtid aad si wadid oo aad gaadhsiisid meesha aad rabtay.
Nolosha wax walba,oo labilaabo waxay leeyihiin caqabado iyo mushilado Ka hor imanaya, oo Ku diidaya inaad samayso dhaqaad iyo horow-socod, waxaanad kaga badbaadi kartaa, filasho wanagsan iyo aduunyo arag wanagsan .
Waxa Jira labo eray oo greek ah waxay Kala yihiin .
1 magnanimity = the great soul
Oo macanaheedu yahay ruuxada wayn.
Aragtida ay xabaaraan tahay waxa weeyi,inuu qofku marwalba uu Ku dadaalo sii dii naftiisa u dhisilaaha oo uu weedha wanagsan iyo eraya wanagsan uu naftiisa Kula hadli lahaa, sida waan baran karaa , waan samayn karaa , waan awooda inaad hadaf kayga gaadho oo aan ka midha dhaliyo waan awooda iwm .
2 pusillanimity = the small soul
Oo macanaheedu yahay ruuxada yar.
Aragtida guud ay xabaarsan tahay, waxa waxaa weeyi, waa kasoo horjeedka ruuxda weyn. Qof oo naftiisa Kula hadla weedhaha iyo eragda taban,EE aan wanagsanayn, sidoo kale qofka oo naftiisa u arka mid aan waxba samayn karin, oo uu hadafkii iyo riyadii udajistay aan gaadhi Karin .
Qormadan waxan ugu talagalay, qof walba oo bilaabiraba inuu suuqan cryptocurrency soo galo ama baran raba.
Waxan Ku leeyahay nolosha wax walba oo aad rabtid waad bilaabi kartaa, kaliya waxa Ka horjoogsanaya,waa inaad bilaabin.
Abwaan kii soomaaliyeed wakaa kii lahaa
βintaad wiil iyo caano tahay baa lala cabsoodaye wax calaacal kuma yaala hadii caydh laag dhigo ee.β Intaad fursad iyo wakhtiga haysatid ka faiidayso.sidoo kale cafimaadka iyo dhalinyarnimda.
QOORMADAN KOOBAN WAXAA IDIN SOO DIYAARIYEY WALALKIIN.
ALI LIBAN GOOD